Codso barnaamijka dhimista tamarta ee Tower Hamlets
Sida loo codsado:
Fadlan buuxi foomkan si aad u codsato Barnaamijka Dhimista Tamarta Tower Hamlets.
Si aad u buuxiso waxaad u baahan doontaa:
Xogta ganacsigaaga
Lambarka Diiwaangelinta Shirkaddaada ama lambarka Tixraaca Canshuuraha Ganacsadaha Qofka gaarka u leeyahay kaligiis (UTR)
Haddii aad tahay qof degan Tower Hamlets, biil ku qoran magacaaga oona ku taariikhaysan lixdii bilood ee la soo dhaafay
Caddaynta waxaad ka ganacsanaysay saddexdii bilood ee la soo dhaafay (bayaanka qulqulka lacagaha bangiga iyo warqadda Kharashaadka ay bixiso Ganacsiga)
Lambarka Tixraaca Akoonka Kharashka laga bixiyo Ganacsigaaga
Fadlan ku jawaab Ingiriis si aan uga baaraandegno codsigaga